MUQAALka buugga

sirta Jirdhiska

sirta jirdhiska

by
shuayb8pack

somalia kubixi numberkan

xarunta buugga

Q-TECH MOGADISHO

Buugga Sirta Jirdhiska waa buug hage u ah qof walba oo raba inuu billaabo safarkiisa jirdhiska.

Waa buug ay fahmi karaan qof aqoon leh iyo qof aan aqoon laheyn labadaba. Waa buug lagu badiyay tusaalooyinka. Waa buug jad-wadalysan. Waa buug kuu tartiibinaya qaabka cuntada, jimicsiga iyo hurdada intaba.

Waa buug aan ku soo uruuriyey ku dhowaad 8 sanadood oo aqoon iyo qibrad ah. Waxaan ku rajo waynahay in uu anfici doono faca maanta iyo faca dambe.

  • Maxaad ka helaysaa buuggan ?

  • faaidada jirdhiska

  • Nooca jirkaaga

  • jadwalka jimicsiga

  • Noocyada jimicsiga

  • Jadwalka Cunnada diat plan

  • Supplementation Kabista

  • iyo xogo aad ubadan oo mumiim ugu ah jirdhiska iyo caafimadka guud,

wasiir abdirisaaq

qays qayser

“ farxad wayn ayay ii ahayd inaan buggan ka gudoomo qoraagga, Waa buug loo bahanyahay in laga wada faaideysto waxaan bulshada soomaaliyeed ku booriinayaa inay iibsadaan “

About me

“Shuayb8pack”Waa qoraa iyo bare jirdhis

Waxa uu shahaado caalami ah ka haystaa tababarka jirdhiska (PT).

Shuceyb waxa uu jirdhiska billaabay sanadkii 2017dii, isaga oo ugu dambeyn noqday macallin iyo hage bulshada ku dhiirrigaliya in ay ku dadaalaan jirdhiska. Baraha bulshadu ku xiriirto ayuu ku soo gudbiyaa casharro ku saabsan jirdhiska iyo macluumaad la xiriira jimicsiga.

Shuayb8pack waa qofkii ugu horreeyey ee Soomaali ah oo qora buug aqooneed kaas oo ka hadlaya jirdhiska.